Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyaha ciidamada nabadgaliyada wadooyinka Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadlay shilkii saaka ka dhacay duleedka magaalada hargeysa ee ay ku naf waayeen shanta ruux.
Waxaana uu taliyuhu sheegay inay kiiska shilkan ay gacanta ku hayan ciimadaba booliska isaga oo dhanka kalena fariin digniin ah u diray wadayaasha baabuurta iskaga kala gooshta magaalooyinka somalilnd.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa