Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Dil Saaka Loo Gaystay Mid Kamida Ciidanka Ilaalada Maayarka Berbera

0
954

Berbera, (HargeisaPress) —Cabdi Ismaaciil Muxumed oo kamida ahaa ilaalada maayarka berbera ayaa saaka lagu dilay magaalada berbera kadib markii uu rasaas ku furay nin uu ka dhaxeeyey muran dhul  banaan, taliye ku xigeenka ciidanka booliska gobolka saaxil ayaa ka hadlay dilkaasi isaga oo sheegay inay gacanta ku dhigeen gacan ku dhiiglihii dilka gaystay.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

https://youtu.be/k-oYgjOMdho

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here