Bahda Shabakada Hargeisa Press, waxay ay iyagoo isku duuban ay si wadajir ah u tacsiyaynayaan geerida ku timid allaah ha u naxariistee Marxuum Cabdillaahi Ibraahim Ismaaciil oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Waxaanay si gaar ah uga tacsiyadeynaynaa Ganacsade Khadar Cabdillaahi Ibraahim oo marxuumku aabihii ahaa.
Allaah ha u naxariistee waxaa aanu marxuumka ilaahay uga baryaynaa in uu jannadii fardowsa ka waraabiyo, qabrigana u nuuriyo, Aamiiiin Aamiiiin.
Dhamaan qoyskii, ubadkiisii, qaraabadii, asxaabtii, iyo ehelkiiba uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo, Aamiiiin Aamiiiin Aamiiiin Aamiiiin.
Inaalilah wa inaa ilayhi rajucuun