Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa shaaciyey in maanta la saxiixay xeer nidaamiyaha xeerka saxaafadda Somaliland (Xeer NO.27)
HALKAN KA DAAWO
Hargeisa Press News Desk — Hargeysa