Hargaysa (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in aanay maalinta beri ah ahayn Ramadaan, iyadoo la filayay in berito ay bisha Ramadaan bilaabanto.
Sida uu sheegay wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland oo caawa warbaahinta la hadlay maalinta beri ah ayay dadka muslimiinta ahi cuntadda iska cuni doonaan.
DAAWO: Wasiir Albaani oo Arrimahaasi Ka Hadlaya:
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.