Hargeysa,(HargeisaPress) — Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay Dan-jiraha gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Soomaalida Nicholas Kay oo maanta booqasho ku yimi Caasimadda Hargeysa, waxaanay Xukuumaddu ka hadashay heerka xidhiidhka wada-shaqayneed ee ka dhexeeya Qaramada Midoobay iyo Somaliland.
Hargeisa Press News Desk — Hargeysa