Hargeysa,(HargeisaPress)— Qaasin Xaaji Ibraahim Tubeec oo ka tirsanaa hogaanka sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa maanta shaaciyay inuu iska casiley Xisbigaasi, isagoona sheegay inuu kuna biiray Xisbiga Ucid.
Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.