Hargeysa, (HargeisaPress) —Saraakiil ka socda Hanti dhawrka guud ee qaranka Somaliland ayaa galabta baadhis ka bilaabay xarunta dawlada hoose ee Hargeysa.
Sidoo kale Hanti Dhawrka guud ee qaranka ayaa waxa kale oo ay albaabada u laabeen badi dhamaan xafiisyada dakhli ururinta iyo xafiisyadii kale ee ay ka hawl gali jireen masuuliyiinta dowlada hoose oo ay ku jiraan Xafiiskii Maayarka, Ku xigeenka iyo Xoghayaha.
Halkan hoose ka daawo Warkan oo Muuqaal ah