Siyaasi Jaamac Shabeel: Madaxweyne Biixi Dalka iyo Dadkaba Wuu Kala Qaybiyey

0
1960

Hargeisa (Hargeisa Press) – Siyaasiga Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) ayaa waxaa uu ka hadley Shirweynaha 4-aad ee Xisbiga Kulmiye maanta uga furmay magaalada Hargeysa.

Siyaasi Jaamac Shabeel ayaa isbar-bardhig ku sameeyay waxyaabaha ay ku kala duwan yihiin shirweynahan maanta u furmay Kulmiye iyo shirweynayaashii hore ee uu qabsan jiray Kulmiye.

Waxaa uu sidoo kale Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ku eedeeyay in Dalka iyo Dadkaba uu kala qaybiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here