BOORAMA,(HargeisaPress)– Munaasibadda xadhig-ka-jarka xaruntii saddexaad ee shidaalka oo aanu si rasmi ah uga furnay magaalada Boorama, iyo madaxda kala duwan ee kasoo qayb gashay munaasibaddaas.
Xaruntan cusub waxay markhaati u tahay ballan-qaadka Horn Petroleum ee ah in bulshada loo keeno adeeg shidaal oo casri ah, la isku halayn karo, kuna dhisan tayo iyo hufnaan.


































