Shirkada TELESOM iyo Wasaaradda Gadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL oo daah-furtay wejiga 2aad ee Barnaamijka la Socodka Gaadiidka Dawladda

0
384

Hargeysa (HargeisaPress)- Wasaaradda Gadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL ayaa magaalada Hargeysa ka daah-furtay wejiga 2aad ee barnaamijka la socodka gaadiidka dawladda, iyada oo la adeegsanayo adeegga TELESOM ee Ila-soco IOT (GPS Tracking).

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here