Hargaysa (HargeisaPress)–Masuuliyiinta iyo wariyeyaasha ka hawl gala telefishanadda madaxa banaan ee Somaliland ayaa Qaddo sharaf u sameeyay agaasimaha cusub ee TV-ga qaranka Somaliland.
Munaasibadda Qadadda ahayd oo maanta ka qabsoontay magaaladda Hargaysa ayay masuuliyiintaasi ku tilmaameen mid ay ku dhiiri gelinayaan agaasimaha ee telefishanka qaranka C/rasaaq Cismaan Maxamed.
Waxaanay wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore, ku bogaadiyeen magacaabista agaasimaha cusub.
Geesta kale agaasimaha cusub ee TV-ga qaranka Somalikand C/rasaaq Cismaan, ayaa masuuliyiintaasi iyo weriyeyaashaasi uga mahad celiyay Qaddo sharafta ay u sameeyeen.
DAAWO: HADALADII LAGA JEEDIYAY MUNAASIBADAASI:
Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.