Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa maanta heshiis wada shaqayneed la saxeexatay Hay’adda Dhakhaatiirta Caafimaadka deg deg ah ee dalka Jarmalka.
Waxaana nuxurka heshiiskan uu daaran yahay faahfaahin ka bixiyey wasiiru dawlaha wasaaradda Caafimaadka Somaliland.