HELSINKI, (HargeisaPress) —Waxa habeenimadii xalay ahayd lagu dhawaaqay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka ee wadanka Finland oo ay u tartamayeen in ka badan 1500 oo xildhibaan.
Waxaana doorashadaasi xildhibaanadii kusoo baxay kamid ah xildhibaano Somali ah oo qaarkood ay kasoo jeedaan wadanka Somaliland.