Masuuliyiinta Shirkada Dhisaysa Guryaha Gudoomiyaha Baanka Dhexe oo Ka Hadashay Arimo Xasaasiya iyo Eedo Loo Jeediyey

0
587

Hargeisa (Hargeisa Press)- Masuuliyiinta shirkada dhismaha ee Al-Raxma oo dhisaysa Guryo uu magaalada Hargeysa ka dhisaynayo Guddoomiya Baanka dhexe ee Somaliland ayaa waxa ay ka hadashay eedaymo dhawaan loo jeediyay iyo arimo la xiidhiidha guryaha gudoomiyaha Baanka.

https://youtu.be/OVsYhAGK4v4

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here