Gabiley,(HargeisaPress) —Masuuliyiinta gobolka Gabileyo iyo degmada Wajaale ayaa faahfaahin ka bixiyey iska hor imaad khasaare sababay oo maanta galbeedka magaalada Wajaale ku dhex maray ciidamada booliska Somaliland iyo ciidamada Liyuu Booliska ee dawlad deegaanka Somalida Itoobiya.