Magacyada Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiillada oo la baafinayo

0
1373

Hargeysa (Hargeisa Press)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa baafinaya 14, oo sabab la’aan uga baaqday fadhiga 7aad ee kaldadhiga 9-aad ee golaha Wakiillada Somaliland ee maanta.

Golaha Wakiillada Somaliland waxa ay sidaasi ku sheegeen warqad uu ku saxeexnaa Xoghaye ku xigeenka guud ee golaha Wakiillada Somaliland Jamaal Jaamac Jiir, warqadaasi qoraalka ah oo lagu baafinayo mudaneyaasha la baafinayo.

Haddaba warqadii liiska mudanayaasha la baafinayaa ku qornaayeen oo warbaahinta loo qaybiyay, ayaa u dhignayd sidan:-

1 Xidhibaan Aadan Cismaan Xarbi.

2. Xildhibaan Abokor Faarax Warsame.

3. Xildhibaan Axmed Cabdi Ibraahim.

4. Xildhibaan Axmed Maxamed Maxamuud Kaare.

5. Xildhibaan Axmed Muuse Jaamac.

6. Xildhibaan Axmed Yuusuf Nuur Guruje.

7. Xildhibaan Cabdillaahi Muuse Cabdi.

8. Xildhibaan Cali Xuseen Nuur Beegsi.

9. Xildhibaan Guuleed Maxamed Warsame.

10. Xildhibaan Jaamac Axmed Oogle (Caano-boodhe).

11. Xildhibaan Jaamal Aadan Diiriye.

12. Xildhibaan Maxamed Xuseen Raanbow.

13. Xildhibaan Maxamed Cismaan Liimo.

14. Xildhibaan Yaxye Cabdillaahi Amiin Araarse.

Gaba-gabadii baafinta xildhibaanadan, ayaa ku soo beegmeysa iyada oo intii uu furmay kalfadhiga sagaalaad ee golahani uu mudaneyaasha golaha ee ka maqnaaday fadhiga golaha la baafinayay maalmihii u danbeeya warbaahintana si toosa loola wadaagayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here