Madaxweyne Biixi Oo Xadhiga Ka Jaray Biriijka Dooxa Dacar-budhuq+Sawirro

0
464

Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmiya xadhiga uga jaray Biriij-ka Dooxa Degmada Dacar-budhuq oo ku yaalla bariga magaaladda Hargaysa.


Dooxa Dacar-budhuq ayaa galaaftay nafo badan oo muwaadiniin ah, kaasoo xiliyadda uu roobku da’o qaadi jirtay gaadiidka jidka maraya, isla markaana sababay dhimashadda dad badan iyo hanti ba.
Dhismaha Biriijkan Dacar-budhuq oo si casri ah loo dhisay waxaa Somaliland ka caawisay dawladda isutaga Imaaraadka Carabta.


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here