Hargaysa (Hargeisa Press): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo.
Waxaanu madaxweyne Biixi ganafka ku dhuftay in Muqdisho lagu dhex doorto xildhibaanadda baarlamaanka Soomaaliya ee metelaya Somaliland.
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.