Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Maanta Safar aan la sii Shaacin ugu Ambo-baxay Dalka Itoobiya.
Madaxweynaha oo ay Wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Wasiirka arrimaha Dibedda iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha ayaa Galabta ka ambo-baxay Madaarka Diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa.
Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi oo Dhamaystiran