Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey oo Ka Soo Kicitimay Dalka Guinea, Soona Gaadhay Addis Ababa

0
687

Addis Ababa (HargeisaPress) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee maalmihii u danbeeyey hawlaha shaqo ugu sugnaa Jamhuuriyadda Guinea Conakry ayaa ka soo kicitimay dalkaasi, Iyagoona soo gaadhay Caasimada Dalka Ethiopia ee Addis Ababa.

HargeisaPress News Desk — Hargeisa/Somaliland.
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here