Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu shacabka Jamhuuriyadda Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeynayaa munaasibadda Ciidal-Adxaha ee sannadka Hijriyada Islaamka ee 1445-ka oo maalinta berri ah ku beegan.
Home Latest News Madaxweynaha JSL Ayaa Hambalyo u direy Shacabka Reer Somaliland iyo guud ahaanba...