Burco, (HargeisaPress) —Maamulka gobolka Togdheer iyo taliska ciidanka booliska gobolka Togdheer ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah waalidiinta dhashay dhalinyarada magaalada Burco,waxaana ay si adag ula hadleen waalidiintaasi iyaga oo sheegay inay gacan ku qaban doonaan dhalinyaradaasi koox kooxda isku laynaysa ee mudooyinkii u danbeeyey nabadgaliyo darada ka wada magaalada Burco.