Kulan Lagaga Hadlayey Kobcinta Ganacsata Yar Yar Oo Gobalka Oo Ka Furmay Gabiley + SAWIRRO

0
896

Gabiley, (HargeisaPress) —Kulan lagaga wad hadlayey kobcinta iyo kor uqaadida ururada ganacsatada yar yare e gobalka gobalka gabiley sidoo kale kulankan oo ahaa mid lagu tabobarayo iskaashatada bulshada ganacsatada ah ayaa ahaa mid ujeedadiisu ahayd kok uqaadiada iyo tayaynta xirfadahoos shaqo ayaa ayaa saaka ka dhacay xarunta dawladda hoose ee gobalka gabiley hadaba mashruucan oo maalgalinayey ururka fulinta mashariicda bangiga aduunka oo la yidhaahdo ..bdo.banka developmenta organization hadaba ururka tobabarka mashaaricda word bank ayaa isaguna kala qayb qaadatye masuuliyiinta heer gobal iyo degmo ee gobalka gabiley hadaba barnaamikan tayaynta urur waaxeedyada kala duwan ayaa ahaa mid ay aad usoo dhaweeyen bulshada reer gabiley oo isagu jira iskaashatada ganacsatada iyo kuwo gaarka loo leeyahayba isla markaana gacmo furan iyo mid wada shaqaneed kusooo dhaweeyey ururka ..BDO.

 

Sidoo kale waxa iyaguna kulan ka Hadley masuuliinta dawladda hoose ee gabiley oo ugu horeeyo maayaraka gobalka gabiley mudane mahamed aamin cumar cabdi oo aad ugu dheeraday faaidada barnaamikan kobcinta iyo tayaynta ganacsigan yar yar oo looga danleeyahay iney kuwo midho dhal isla markaana wax soosaarkooda lagu farxo si loo dabaalo baahiyaha aas aasiga ua ah nolasha aadamaha sidoo kale mashruucan oo dhinac kale xambaarsan xirfado shaqo oo ah mid bulshadaeenu ay ugu baahan tahay isla markaana aan la dayicin fursadan inoo sooo martey gobal ahaan in badan d/hoose ahaan aan kawada shaqaynayey ururka mshruucan wada.

 

Sidoo kale waxa iyaguna ka Hadley qaar ka mid ururarada ganacsata ah ee gobalka gabiley aad ugu aamanay bangiga aduunka iyo maayarka dawladda hoose oo isaguna in badan ku hawlana inuuu fursadan manta keeno gobalka gabiley.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here