Koomishanka Xuquuqal Insaanka oo Warbixin Ka Soo Saaray Gabdho Loo Xidhay Calanka Soomaaliya oo Ay Ku Labisteen

0
1707

Hargeisa (Hargeisa Press) – Koomishanka xuquuqal insaanka Qaranka Somaliland, ayaa warbixin ka soo saaray 8 hablood oo ku xidhan magaalada Berbera.

Hablahan oo laga soo xidhay magaalada Laascaanood, ayaa lagu eedeeyay in ay calanka Soomaaliya ku labisteen.

Koomiishanka xuquuqal insaanka Somaliland, ayaa ku baaqay in si dhakhso ah loo soo gaba gabagabeeyo dacwada hablahani.

Waxaa kale oo uu Koomishanku sheegay in qaarka mida hablahaasi ay u bilaabatay waxbarashadii sannad dugsiyeedka 21 ilaa 22, halka kuwa kale ay u socotay waxbarashadii heerkooda jaamacadeed.

Hoos ka akhriso warbixinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here