Ismaaciil Buubaa Oo Maanta Mar Kale Ku Tiraabay Hadal Aan Farxad Gelin Shacbiga Somaliland

0
1199

Hargeysa,(HargeisaPress) —Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo ka tirsan xisbiga WADDANI ayaa mar kale maanta ay ka soo yeedheen weedho naxli siyaasadeed xambaarsan oo aan farxad gelin shacbiga Somaliland, kuwaas oo marar hore dhibsaday hadallo aanu Siyaasigani dhegaha uga duwin.

Halkan hoose waxaanu idiinku soo gudbinyanaa muuqaalka  Khudbad  uu maanta jeediyey Ismaaciil Buubaa.

https://youtu.be/RSdXIqTY_6Q

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here