Hogaamiye Xirsi oo Xukuumada Madaxweyne Biixi Ku Dhaliilay Colaada Ceel-afwayn

0
691

Hargeisa (Hargeisa Press)- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa si adag uga hadley xaalada deegaanka Ceel-afweyn ee colaadaha ka taagan.

Hogaamiye Xirsi ayaa waxa uu Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyay waxka qabasho la’aanta Colaada soo noq noqota ee ka taagan deeganka Ceel-afweyn, Isagoona sheegay in arintaasi ay canaanteeda leedahay Xukuumadu.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here