Haween lagu tababaray siyaasada iyo dimuqraadiyada ayaa munaasibad loogu qabtay Hargeysa

0
576

Hargeysa,(HargeisaPress)– 25 Haween ah oo lagu tababaray siyaasada iyo dimuqraadiyada ayaa munaasibad loogu qabtay magaalada Hargeysa, Ugu Horayn waxa munaasibada ka hadlay Agaasimaha Ha’yada NIMD Mr Abdijalil Tahir.

”Qofka Xirfad gaar ah leh ama qofka Siyaasada Wax ka yaqaan iyo dariiqa uu u marayo Waa innuu siyaasadaha Dubida Wax ka yaqaan, “Waxaa Qeyb ka ah dumar iyo hablo aad u danaynaya siyaasada Dhinaca acadamica ayuu aad uga dhisan yahay aqoonta hablaha, Waa inuu Taariikhda dalka Wax ka yaqaano, Xuquuqal Insaanka qax badanina yaqaan Arimaha Dastuurka iyo Shuruucda dalkana wax badan ka yaqaan .Taa ka sakowna xirfadaha Gaarka ah gaar ahaana hogaaminta “Waa laba qeybood oo Kala ah Qeyb Aqoon Guud ah iyo Qeyb lagu Kordhisay Hablaha Xirfadaha gaarka ah leh .

Waxaan rajaynaynaa aqoontaa aad barteen in ay door Weyn iyo waxtar Weyn ka qaadan Doonto Doorashooyinka soo socda”ayuu yidhi Cabdi jaliil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here