Hargeysa: Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Saxaafada Somaliland Oo Ciyaar Kubadeed Wada Yeelanaya

0
1406

Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxaa Maalinta Khamiista ee Soo Socota ka Dhici Doona Garoonka Hargaysa Studium Ciyaar Ku Cusub Garoomada dalka Taas oo ay Isku Haleeli doonaan Kooxda Fannaaniinta ee Xidigaha Geeska iyo Qaar ka Mid ah Suxufiyiinta Somaliland Iyadoo dhaqaalaha ka soo Baxana loogu Talo galay in lagu Caawiyo dadka ay Abaaruhu Saameeyeen.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here