Hargaysa (HP): Maamulka degmadda Maxamed Mooge ee magaaladda Hargaysa iyo guddiga nabadgeliyadda ee degmadaasi ayaa maanta yeeshay kulan la xidhiidha amaanka.
Kulankaasi oo ka qabsoomay xarunta degmadda Maxamed Mooge, ayay u jeedadiisu ahay sidii looga wada shaqayn lahaa nabad galiyada degmada Maxamed Mooge.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.