Hargaysa (HP): Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawladda Denmark u qaabilsan Soomaaliya.
Safiirka Denmark uga wakiilka ah Soomaaliya ayaa maalmahanba booqasho ku jooga Somaliland.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.