Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” aya dalka dib ugu soo laabtay waxana uu ka warbixiyay ujeedada safar uu ku tagay dalalka Filand iyo Sweden,sidoo kalena waxa uu ka hadlay kulan ay wada yeesheen isaga iyo madaxda shirkada DP World ee lagu warejiyay maamulka dekeda magaalaada berbera.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/7-QMyiJpI2w