Hargeysa, (HargeisaPress) –Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo) ayaa dhaliilay shirka bahda garsoorka oo maanta madaxwaynaha Somaliland ka daaf furay huteelka Maansoor
Gudoomiye timo ayaa shirkan ku tilmaamay mid aan waxba soo kordhinayn islamarkaana qorshaha shanto ee garsoorka aan lagu diyaarin Karin laba maalmood
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN