Gudoomiyaha Ururka Qareenada Jsl Oo Si Adag U dhaliilay Shirweynaha Bahda Garsoorka Ee Madaxwaynuhu Daah Furay

0
1252

Hargeysa, (HargeisaPress) –Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo) ayaa dhaliilay shirka bahda garsoorka oo maanta madaxwaynaha Somaliland ka daaf furay huteelka Maansoor

Gudoomiye timo ayaa shirkan ku tilmaamay mid aan waxba soo kordhinayn islamarkaana qorshaha shanto ee garsoorka aan lagu diyaarin Karin laba maalmood

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

LEAVE A REPLY