Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Prof. Adam Xaaji-Cali Axmed, ayaa ka hadlay xuska maalinta xuquuqal iinsaanka aduunka,waxaana uu tibaaxay cidda difaaci jarta xuquuqda,isaga oo sidoo kalena ka dhawaajiyay inay dagaal la gali doonaan musuq-maasuqa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka