Hargaysa (HP): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ku eedeeyay xukuumadda madaxweyne Biixi in ay caadaysatay ku xad-gudubka shuruucda dalka iyo kala qaybinta shacabka.
C/raxmaan Cirro, waxa uu sheegay in nidaam sharciga ka baxsan uu madaxweynuhu u soo maray xulista xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka.
Dhegayso Guddoomiyaha Waddani oo BBC u Waramay:
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.