Guddoomiyaha UCID Oo Ka Hadlay Khilaafka Jabuuti iyo Axmed Geele

0
805

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa ku taliyay in la dhex dhexaadiyo ganacsade Axmed Cismaan Geele, iyo dawladda Jabuuti oo uu ka dhexeeyo muran maalmahan si weyn loo hadal hayay.

Eng. Faysal Cali Waraabe, waxa uu soo jeediyay in aan la dulmiyin ganacsade Axmed Cismaan, balse wixii ka maqan-na loo raadiyo, isla markaana aan loogu awood sheegin madaxnimo iyo dawladnimo.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here