Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha Shirkadda Telesom, Mr. Abdikarim Mohamed Eid (CEO) ayaa ku guuleystay abaalmarinta “Hoggaamiyaha Ugu Wanaagsan Afrika” ee Hurumarinta Isgaadhsiinta & Teknoolajiyadda.
Abaalmarintan oo 14-kii November 2018 lagaga dhawaaqay Shirweynaha AfricaCom oo ay isugu yimaadaan in ka badan tobanaan kun oo qof oo ka socda Shirkadaha Teknoolajiyadaha & Isgaadhsiinta ee Caalamka oo ku qabsoomay Magaalada Cape Town ee dalka South Afrika.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAAL
Halkan hoose ka Daawo Sawiradda