Guddoomiyaha Gobolka Gabiley oo Xilkii U kala Wareejiyey Guddoomiyaha cusub iyo Guddoomiyihii hore ee Degmada Arabsiyo.

0
287

Arabsiyo (HargeisaPress) – Guddoomiyaha Gobolka Gabiley ayaa si rasmi ah xilka ugala wareejiyey guddoomiyihii hore ee Degmada Arabsiyo iyo guddoomiyaha cusub ee loo magacaabay degmadaas.

Munaasabadda xil wareejinta oo si habsami leh u dhacday ayaa ahayd mid lagu muujiyey isbeddelka maamulka iyo muhiimadda ay leedahay wada shaqaynta hay’adaha deegaanka. Guddoomiyaha gobolka ayaa uga mahadceliyey guddoomiyihii hore shaqadii uu qaranka u soo qabtay, wuxuuna guddoomiyaha cusub ku boorriyey inuu ka shaqeeyo horumarinta degmada iyo danaha bulshada deegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here