Golaha Guurtida oo Gudi U Saaray Ka Soo Talo Bixinta Codsiga Madaxweynaha iyo Xisbiyada

0
1362

Hargeisa (Hargeisa Press) — Kal-fadhigii aan caadiga ahayn ee la isugu yeedhay, mudanayaasha golaha Guurtidda Somaliland ayaa saaka si rasmiya u furmay.

Waxaa kalfadhiga aan caadiga ahayn, shir-guddoominayay guddoomiyaha golaha Guurtidda Somaliland, mudane Saleebaan Maxamuud Aadan.

Kalfadhigan aan caadiga ahayn ayaa waxaa ka soo xaadiray 75 mudane, oo ja mida 82 xildhibaan ee golahaasi ka kooban yahay.

Shir Guddoonka Golaha Guurtida Somaliland oo Guddi 31 Xunbood ah u saaray sidii la isku waafajin lahaa Muddo Kordhintii ay u sameeyeen Golaha Wakiillada iyo degaanka ee wakhtiga uu cayimay Komishanka Doorashooyinka Qaranka inay Doorashooyinku ku dhacaan oo ah bisha May 31,2021ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here