Faysal Cali Waraabe oo Sheegay In Cadowga Somaliland Weerarro Ku Hayo Xarunta Dhaqanka Hargeysa iyo Dugsiga Abaarso

0
1114

Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in weerarro ka dhan ah Somaliland lagu hayo Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa iyo Dugsiga Abaarso ee duleedka Galbeed ee magaalada Hargeysa.

Faysal Cali Waraabe, waxa uu sidaa ku sheegay hadal uu ka jeediyey Munaasibad Dugsiyada Nuuradiin Shalay ku abaal-mariyeen Ardaydii Kaalmaha hore u galay Dugsigaas Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada Sare iyo Dhexe ee Dalka Somaliland.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here