Hargeisa (HargeisaPress)—Shirwaynaha dalada dhalinyrada Somaliland oo mudo laba cisho ah ka socday magaalada hargaysa ayaa lagu doortay gudoomiye cusub iyo boodhka guud ee dalka.
Shirka ayaa galabta lagu soo gabo gabeeyay huteelka ambassador iyadoo dhanka kale laga soo saaray nuxurka qodobadii laga dooday mudadii uu shirku socday.
Gudoomiyaha Cusub Ee Dallada SONYO Cabdicasiis Maxamed Jaamac Oo Ka Dareen Celiyey Xilka Cusub Ee Loo Doortey Waxana Gudoomiyuhu U Mahadceliyey Dhamaanba Ururada Ku Midoobay Magaca SONYO.