Dahabshiil Group oo Kaalin Weyn ka Qaatay Qabashada Shirweynaha 7-aad ee Tiknoolajiyadda Somaliland 2025-ka + SAWIRRO

0
328

Hargeysa (HargeisaPress) – Shirkaddaha Dahabshiil Group, ayaa kaalin weyn ka qaatay qabsoomidda Carwada iyo Shirweynaha 7aad ee Teknoolajiyadda Somaliland 2025, oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Dahabshiil Group waxa ka go’an dhiirrigelinta hal-abuurka, horumarinta dhalinyarada, iyo kobcinta adeegyada dijitaalka ah, kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanaya koboca dhaqaalaha dalka, soo jiidashada maalgashadayaasha caalamiga ah, iyo xoojinta xirfadaha dhalinyarada Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here