Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xafiiska Imtaxaanaadka qaranka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax ayaa sheegay in colaada deegaanka Ceel-afweyn ay saamayn weyn ku yeelatay heerka Waxbarasho deegaankaasi.
Dhinaca kale, Guddoomiyaha xafiiska Imtaxaanaadka ayaa soo bandhigay tiradii hore looga diwaan geliyay 2015-kii iyo inta ay marayaan afartii sano ee ka dambeeyay, Isagoona sheegay in Colaadaha Ceel-afweyn ay galaafanayso Dhalinyarada waxbaranaysa.
WARIYE: XAMSE JIRDE
HARGEISA PRESS.COM
OFFICE HARGEISA