“Dadka intii ugu jilicsanaa ayaa lagu dhacay Applicationkan AGA” Gudoomiye ku xigeenka Baanka dhexe

0
355

Hargeysa,(HargeisaPress) – Gudoomiye ku xigeenka Baanka dhexe ee Somaliland Xamse Kheyre ayaa sheegay in ay ka go’an tahay ilaalinta lacagta muwaadiniinta Somaliland.

Gudoomiye ku xigeenka Baanka dhexe oo faahfaahinayay dhacdooyinka barnaamij bulshada lagu bulshada uga digay arrimaha maaliyadda ee aan la hubin.

wuxu yidhi “Waxaanu cadaynaynaa in ay naga go’an tahay in aanu ilaalino Shilling kasta oo ay dadka Somaliland leeyahay oo nidaamka Maaliyadeed ku jira

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here