DABLAY HUBAYSAN OO AAN HAYBTOODA LA GARANAYN OO RASAAS KU FURAY GURIGA BADHASABKA GOBOLKA SOOL KA DAGAN YAHAY MAGALADA LAASCANOOD HABEENKII XALAY.

0
900

Laascaanood, (HargeisaPress) —Guriga uu ka daganaa Magalada Laascanood Badhasabka Gobolka Sool  Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) ayaa Xalay Habeenimadi Sacadu markay Ahayd Abaaro 2:00 Habeenimo Ayaa Waxa soo wararay Dabalay Hubaysan oo aan Haybtooda Lahayn.

Dablayadaasi Hubaysanayd Ee soo wareertay Guriga Badhasabka Iyo Cidanka Ilalada Aqalka Badhasabka Oo Is waydaarsaday Rasaas Ayaan Wax Kharaasare Nafeed ahi ka dhalan,Marka Laga reebo Guriga Badhasabka Oo Ay Waxyelyeen Rasaasti ay Fureeen Dablaydaasi Hubaysan.

 

Shabakada Hargeisa press Oo Khadka Tilifoonka kula Xidhihdhay Suxufiyinta Ku Sugan Magalada Laascanood ayaa Xaqijiyay Inay Jiraan Wararka La Xidhadha Rasasaynta Guriga Badhasabka Gobolka Sool Islamarkaana Uu ka Maqnaa Guriga kuna Soo Maqna Dhankaas Iyo Caasimada Hargaysa.

Wararka Ka Imanayaa

Magalada Lascanood ayaa Tibaxaya Inan La Garanyn Dablaydaasi Soo Werartay Ciidanka Booliska Lascanoodna waxa ay Shegeen Inay Ku Daba Jiraan Soo Qabashada Dablaydaasi Hubaysnaa

Wariye:-Sakariye Cabdiraxmaan Ibraahin HargeisaPress — Burco office

sekeriye80@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here