Hargeysa, (HargeisaPress) —Mas’uuliyiinta xisbiga WADDANI iyo siyaasiyiinta isbahaysiga xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE, ayaa kulan ay maanta wada-yeesheen waxa ay ku shaaciyeen in uu si rasmi ah ugu furmay wada-hadalkii labada dhinac.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com