Hargeisa, (HargeisaPress) — Xildhibaano ka tirsan Aqalka Wakiilada Somaliland ayaa hanaanka Askarigii Dilay Taliyihii hawlgalinta iyo abaanduulihii Ciidanka Militariga ee guutada 17-aad ku baxsaday ku tilmaamay mid qorshaysnayd iyo dil mu’amaradaysan.
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Bashiir Tukaale iyo xildhibaan Qabile ayaa si adag xukumadda ugu dhaliilay qaabka loo Aasay Saraakiisha iyo siday ugu jawaabtay mudaharaadayaashii Gabiley.
Hargeisa Press News Desk — Hargeysa