Hargeysa, (HargeisaPress) — Xildhibaan Maxamed Axmed Xasan Indho-Indho oo ka tirsan Golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay shirkii dhowaan Magaalada Jabuuti ku dhexmaray Madaxweynayaasha labada wadan ee Somaliland iyo somalia & kaalintii uu ka qaatay Madaxweynaha Jabuuti Md Ismaaciil cumar geelle.
HALKAN KA DAAWO