Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Salaad Jirde “Cali Shoonbe” ayaa maanta Xilkii u kala wareejiyey Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaaradaas iyo Wasiir ku Xigeenka Cusub ee dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u magacaabay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa